REJO SPORTS's user profile page. Match highlights, posts and more on site!“” Report User |
Lukaku oo caafimaad u maraya chelsea iyo tottenham oo ka fakireysaa in kane city ka iibiyaan qodobadaas iyo qodobo kale kala soco barnaamijka muuqaalka ciyaaraha.
XOG: kulanka weyn ee dhaxmaraya kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid xilli hogaamiyaasha La liga ee Atletico ay doonayaan iney Lugtooda isaga reebaan Barcelona.
PREMIER LEAGUE: Arsenal, Newcastle, Leicester, Everton iyo Leeds, iyo Horyaalka Oo Dhammaaday.