XOG: kulanka weyn ee dhaxmaraya kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid xilli hogaamiyaasha La liga ee Atletico ay doonayaan iney Lugtooda isaga reebaan Barcelona.